Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Mas'uul ka Tirsan Maamulka Degmada Xamaweyne oo Saaka la Dhaawacay
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 13 2008
Mas'uul ka Tirsan Maamulka Degmada Xamaweyne oo Saaka la Dhaawacay
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 13 August 2008

Muqdisho,(insideomalia.org) - Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa saakay toogasho ku dhaawacay mas'uul ka tirsan maamulka Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir iyadoo kooxaha falkaas geystayna ay baxsadeen.

 

Mas'uulka la dhaawacay oo lagu Magacaabo Maxamed Cabdi Ducaale ayaa waxay kooxuhu ku dhaawaceen Degmada Xamarweyne, waxaana uu ahaa Guddoomiyaha xaafada Hilaac ee Degmadaasi.

 

Dhaawaca sarkaalkaan ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa loo qaaday Isbitaal, iyadoo goobta uu falkaas ka dhacay ay gaareen Ciidamo Booliis ah, balse aan cidna u qaban falka.

 

Sidoo kale kooxo hubeysan ayaa xalay ku dilay gurigiisa Cabdi Mire oo lagu sheegay inuu ahaa ruux ka ganacsada Mukhaadaraadka, waxaana lagu weeraray gurigiisa bamka gacanta laga tuuro.

 

Guriga ruuxaan la dilay oo ku yaala xaafada Waaberi ayay sheegeen dadka Degmadaas in ay weerareen shan qof oo ku hubeysanaa Bambooyin iyo Bastoolado, kuwaasoo rasaas toos ah la beegsaday Marxuumkan geeriyoodey.





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >